Guddiga xalinta khilaafadka doorashooyinka oo Gudoomiye dooranaya

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Somaliland oo billaabay diiwaangelinta musharixiinta
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Somaliland oo billaabay diiwaangelinta musharixiinta

MUQDOSHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Ibraahim Barre ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha Guddigaas.

Guddiga qabanqaabada doorashada guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa ka kooban shan xubnood kuwaas oo looga baahan yahay in si degdeg ah u guda galaan sidii loo dooran lahaa guddoomiyaha guddigan.

Dhawaan ayaa waxaa la doortay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka kadib markii xilkii laga qaaday guddoomiyihii hore.
Halkan hoose ka aqriso magacyada guddigan;