MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

28 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 16
> Benadir: 6
> Somaliland: 6
> Jubbaland: 4

> Lab: 11
> Dhedig: 5
> Bogsasho: 19
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,894
> Bogsashada Guud: 887
> Dhimashada Guud: 90