MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ku geeriyootay Hooyada dhashay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)

Hooyada dhashay Cumar filish ayaa lagu magacaabi jiray Xaliimo Cali Maxamed oo aheyd hooyo da’ah.

Alle u naxariisto Hooyo Xaliimo cali maxamed ayaana la sheegin inay xasuunsaneyd iyo inkale haseyeeshe geerideeda la shaaciyey.

Masuuliyiin katirsan dowladda federaalka ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid hooyo cali maxamed.