Ku soo dhawaada Barnaamijka cusub oo aan ugu magcdarnay “Ileyska VOA” oo aan diiradda ku saareyno isku ceebeynta iyo takoorka cudurrada dadka ku dhaca. Waxa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Ileyksa VOA: