Dhuusamareeb-Ayaamaha-Guddiga farsamada iyo Maamul u sameynta Galmudug ayaa Maanta waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Maamulka Galmudug ee xulista baarlamaanka,Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka iyo doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa

.Guddigaan oo ay Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyey inay bilaaban doonaan xulista xildhibaannada Cusub ee Galmudug 29-ka Bisha November halka doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ay dhaceyso 17 ilaa 23-ka Dcember.

Hoos ka Akhriso qoraalka Jadwalka.