Muqdisho-(Ayaamaha)-Jugta Qarax Xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay qeybo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay afaahfaka hore ee Iskuul Buluusiya ee Magaalada Muqdisho.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Qaraxa lagu weeraray iskool boliisiyo oo ah Dugsiga Tababarka Ciidamada booliska Soomaaliyeed,waloow warkaasi yahay mid si hordhac ah loo helay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ayaa daqiiqado kahor gaaray halkaasi,waxaana ay ay xireen aaga uu Qarax ka dhacay,weli lama oga khasaaraha uu geystay qaraxaas.