Hay’adaha Caafimaadka ayaa shaaciyey dadkii ku wax yeeloobay Weerarkii dhacay Dabayaaqadii Febraayo (Fiid Khamiis-28-2019) Jidka Maka Almukarama waxa kadhashay dhimasho, Dhaawac iyo burburka hanti aan weli la shaacin inta ay la eg tahay, sidaas oo kale waxaa dhibaato weyn kasoo gaartay dhismayaasha ganacsiga iyo goobaha ay dadku fariistaan.

Hay’adda gargaarka degdegga ah ee Aamin ayaa shaacisay tiro-koobka dhaawacyada iyo dhimashada weerarkaas, tiradaan Khasaaruhu waa kabadan karaa bale waa intii ay suuragashay in magacyadooda la heli lana geeyey Isbitaalada.

1. Cabdullaahi Aadan
2. Maxamed Axmed
3. Fardowso Cismaan
4. Nasteexo Daahir
5. Qadar Maxamed Siciid
6. Cabdulqaadir Axmed Cismaan
7. Raxmo Shiiq Siciid Shiq Cabdi Yare
8. Siciid C.salaam
9. Cabdiqani Cismaan
10. Axmed C.risaaq
11. Axmed Xaashi
12. Deeqo Daahir
13. Cismaan Ibraahi
14. Da Cali
15. Guuleed Ibraahin Cilmi
16. Faarax Nuir
17. Cabdikariin Xuseen
18. Deeqo Maxamuud
19. Najmo Aweys
20. Cawil Aadan
21. Abuukar Macali
22. Cabdiqaadir Xasan
23. Cabkariin Faarax
24. Qeys Muxiyadiin
25. Mustaf Ibraahin Mustaf
26. Cali Maxamed Maxamuud
27. Cali C.qaadir Axmed
28. Cali C.nuur Shariif
29. Maxmed C.qaadir
30. Maxamed Abukar Askar
31. Dhaqane Rooble
32. Maxamed Maxamuud Siciid
33. Ibraahin Maxamed Yuusuf
34. Cabdulaahi Faarax Maxamed
35. Cabdiraxmaan Cali Xersi
36. Cabdinuur Cismaciil
37. AbuukarbCalo Maxamed
38. Maxamed Maxamuud Cali
39. Maryan Muriidi Cismaan.
40. Ali Ibraahin Maxamed
41. Xuseen Maxamed Maxamuud
42. Axmed Maxamed Jimcaale
43. Yoonis Cabdishakuur Cali
44. Dhaqane Rooble Xalane
45. Xuseen Muuse Mayow
46. Maxamed Munye Xaaji
47. Mahdi Maxamed Axmed
48. Abdulahi Faarax Maxamed
49. Dalamar Siciid
50. Najiib Xuseen Axmed
51. Ibraahin Maxamed Yuusuf
52. Siciid Abdirahman Adan
53. Faadumo Cali Xersi
54. Cabdi siyaad
55. Maryan Cabdi Cismaan
56. Abdirahman Dhaqane
57. Sharmaarke Maxamed
58. Yuusuf Macali Maxamed
59. Xuseen Isaaq Xasan
60. Cismaciil Maxamed Ibraahin
61. Faadumo Xasan Yuusuf
62. Leylon Salaad Calasow.
63. Maxamed Xersi Iidle
64. Xaliimo Maxamed Dhaqane
65. Ibraahin Maxamed xuseen
66. Cismaan Maxamed Yusuf
67. Ciise Xqsqn amaxamed
68. Liibaan Cabdi Siyaad
69. Maxamed C.laahi
70. Mustaf Maxamed
71. Abdulahi Mire
72. Shame Qadar Cabdi Daahir
73. Salaad
74. Maxamed Axmed Kulmiye
75. Deeqow
76. Iidle
77. Ayuub
78. Cabdi yare
79. Cali
80. Abanuir Daarushifa
81. Abdulahi mire Cismaan
82. Caqilo Cabdulahi Bile
83. Maxamed Siciid Saleebaan
84. Cismaan Cali Aadan
85. Aadan Axmed Farax
86. Muqtaar Shiq Cali Amaxamed
87. Cabdinur Xuseen C.kariin
88. Cabdinur Xuseen C.kariin
89. Bashir Xaaji Maxamed.
90. Maxamed C.laahi Yuusuf
91. Maxamuud C.qaadir Nayow
92. Abdulahi uusuf Muuse
93. Axmed cali Maxamed
94. Cabdirashiid aisaaq Eenow
95. Deeqo Nur Maxamed
96. Labis Axmed Abtidoon
97. Deeqo Maxamed Siciid
98. Cumar Ibraahin Maxamed
99. Ruqiyo Bishaar C.lahi
100. Xuseen Muuse Mayow
101. Xuseen Jabriil Maxamuud
102. Ruqiyo Muriidi Aweys
103. Abuukar C.qaadir Aweys
104. Cadulqaadir Aweys Muriidi
105. Abuukar C.qaadir Muriidi
106. Abuukar Cumar Aweys
107. .Nuur Iimaan Xuseen
108. Ceyni Maxamed Axmed
109. shaale Cibaar
110. Nastexo Yuusuf axasqn
111. Xuseen Axmed Afrax
112. imcaale maxamed Tifow
113. Maxamed Siciid Saleebaan
114. Cali C.laahi Bile
115. Maxamed Tashade Xasan
116. Maxamed Xersi Dhudi
117. .Xabiibo C.laahi Dirir
118. Farxaan Aadan Maxamed
119. Maxamed Rafiiq
120. Luibaan Cabdi Siyaad
121. Abdirizaq C.qaadir Raage
122. Siciid Nuur Faarax
123. Naciimo Qaliif Salaad Kalkaal
124. Cumar Axmed Diiriye
125. Cabdulaahi Xuseen
126. Cabdullaahi Maxamed Yuusuf (Dhimasho)
127. Abdulahi Maxamed Yuusuf (Dhimasho)
128. Abdisalan CabdibDiiriye (Dhimasho)
129. Mohamed Shiiq Cidmaan (Dhimasho)
130. Abdirihin Cali Cismaciil (Dhimasho)
131. Abdisamad Gurey Saleebaan (Dhimasho)
132. Cismaciil Aadan Cismaan (Dhimasho)
133. Abdihakin Cali Doob (Dhimasho)
134. Leylo Xasan Cismaan (Dhimasho)
135. Cismaan Ibraahin Caalin (Dhimasho)
136. Xuseen (Dhimasho)
137. Ahmed Abuukar Cumar (Dhimasho)
138. Maxamed Shiiq (Dhimasho)
139. A/Casiis Axmed Abuukar Cumar (Dhimasho)