Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya maanta Madaxwaynaha maamulkas ee Saciid Cabdullaahi Deni  uu u magacaabay taliyaha Madaxtooyada G/dhexe Barkhad Cabdullaahi Yuusuf.

Sidookale Saciid Deni ayaa u magacaabay  taliye ku xigeenka dhanka ciidanka madaxtooyada  in uu noqdo G/shaanle Mu’min Cabdi Shire.

Hoos ka akhriso digreetadda