Garoowe-(Ayaamaha)-Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 14 Maarso 19, 2019, ku dhisay Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dowladda Puntland.

Wasaaradaan ayaa waxay ka qeyb noqoneysaa Wasaaradihii Bishii Hore Uu Siciid Dani Magacaabay