Xasan Aar oo ah Fanaanka Caanka ah ayaa waxa uu la kulmay Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Kulankaas ayaa shalay kadhacay Magaalada Adis Ababa iyadoo Fanaanka uu Madaxweyne Farmaajo ka codsaday in lagu garab siiyo Ka hortegida Tahriibka Ee Dhalinyarada Soomaaliyeed oo la ogyahay imbadan ay tahriibka kudhinteen.

Fanaanka ayaa lagu Xasuustaa Heesta TAHRIIBKA ee Hay’ada UNHCR Qarashka kusiisey islamarkaana sanado ka hor uu Qaaday.

Dhalinyaro soomaaliyeed oo farabadan ayaa waxay Ku le’daan Tahriib ay naftooda ku biimeeyaan Badda Halista Badan u dhaxaysa Libiya iyoTalyaaniga.