Madaxweynaha HirShabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu maanta magacaabay Wasiiro kale oo ka mid noqonayo Golaha wasiirada oo isku shaandheynta lagu sameeyey.

Waare ayaa sheegay in uu la tashiyo badan uu sameeyey kadib uu magacaabay 9 Wasiir oo Cusub oo kamid ah haween.

Haweenka ayaa door fiican ka helay markaan Wasiirada isku shaandheynta la sameeyey,iyadoo sidoo kale la sheegay in Booska wasiirada ay Xildhibaano badan ku jiraan.

HOOS KA AKHRISO WARQADA WASIIRADA MAANTA MAR KALE LA MAGACAABAY