MUQDISHO-AYAAMAHA-Maadama 2020 la galay Shirkadda Facebook waxay soo kordhisay in caalamadda # ama (Hashtag ) saad u taqaanid-ba ay buluug ka dhigtay.

Dhanka kale barta waxay sidoo kale buluug ka dhigtay magacyada tusaalle haddaa qof mention dhahdo isagana buluug ayuu noqonayaa.

Maamulka Facebook ayaa waxa uu sheegay in ay sii kordhin doonaan barnaamijyada lagu hormarinayo Shabkada oo Malaayiin dunida ah isticmaalaan.

Qaarada Africa waa meesha ugu badan Ee Caalamka loogu isticmaalka badan yahay Shabkada Facebook oo sidoo kale iska leh Shabkada Whatsapp-ka.