Kismaayo-Ayaamaha-Doorashada Maamulka Jubbaland ayaa seddex cisho kadib lagu wadaa inay bilaabato

Warar hoose aan henay ayaa sheegaya in doorashada maamulka ay dib u dhicikarta sababo laxiriira weerarkii shalay ka dhacay oo saameyn ku yeelanayo.

Ilo madax banaan ayaa sheegaysa in ergadii soo xuli laheyd qaar kamid ah ay dhinteen taas oo laga yaabo in doorashada ay dib u dhigi karto.

Gudigga doorashada iyo xuduudaha jubbaland weli kama aysan soo saarin go’aan ah doorashada iyo in war kasoo kordheen.

Murashax madaxweynaha Maamulka jubbaland ayaa sidoo kale ka mid ahaa dadka la dilay Maxamed ismaaciil Shuuriye waana mid kale oo sabab ka dhigi karta baajinta xilliga doorashada jubbaland.