Maxaa kasoo baxay kulankii maanta ee gudoonka labada aqal ee Baarlamaanka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan labadiisa kuxigeen ayaa xarunta Golaha Aqalka Sare ku booqday Guddoonka Golaha Aqalka Sare iyagoo kawada Hadley sidii loo dardar-gelin lahaa wada shaqeynta labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka.

Si gaar ah labada gudoomiye ayaa waxay kawada Hadleen sidii loo dardar-gelin lahaa wada shaqeynta labada gole ee BJFS.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa hakad ku jiray kulamada labada aqal ee dalka iyadoo shaqooyinkooda ay yihiin kuwo gaabis ku jiray,xilli hindise sharciyeedyo ay jiraan ubaahan in laga doodo.

May be an image of 8 people, people sitting, people standing, office and indoor

May be an image of 2 people, people sitting and people standing

May be an image of 3 people, people standing, tree and outdoors

May be an image of 1 person, suit and indoor

May be an image of 1 person, beard, suit and indoor

May be an image of 1 person, sitting and indoor