Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Garbahaarey.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo Jubaland.

Rooble ayaa si diiran loogu soo dhaweeyeen Maamulka Gobolka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana safdheer loo galay arragtidiisa.

Rooble ayaa booqan doono dhammaan goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka.