Beledweyne-Ayaamaha-Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale, iyo u qeybsamaha dhinaca millatariga Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya Col, Cismaan dubad.

Kulanka ayaa ku soo dhamaaday is fahan waxaana lagu balamay waxyaabaha laga wada hadlay in ay fulaan.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabelele  Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan Albaabada u xiran yihiin Beledweyne kula qaatay Saraakiisha Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ee ka howlgalla Hir-Shabeelle.

Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlayay amniga Guud ee Gobolka Hiiraan iyo in la iska kaashado xoojinta xaqiijinta amniga iyo ka hortaga wax kasta oo lidi ku ah xasiloonida.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale, iyo u qeybsamaha dhinaca millatariga Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya Col, Cismaan dubad.

Kulanka ayaa ku soo dhamaaday is fahan waxaana lagu balamay waxyaabaha laga wada hadlay in ay fulaan.