Muqdisho-Ayaamaha-Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyo guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim Xaliima Yareey ayaa kawada hadlay Sida loogu diyaar garowbayo arimaha doorashooyinka soo socda Ee Dalka Iyo Habka Loo Qabanay Doorashooyinka Lafilayo In Dalka Ay ka Dhacdo.

Kulanka oo ka dhacay xarunta gudiga doorashooyinka madaxa banaan ku leeyihiin taas oo ku taal Madaxtooyada qaranka Ayaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Waxa Balan Qaaday In uu Lashaqeynayo
Gudigga Doorashoyinka Qaranka. Isagoona Sidookle u Mahad celiyay Gudoomiyaha Gudiga Doorashinka.