Turkiga oo kordhinaya tayeynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Turkiga oo kordhinaya tayeynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.
Turkiga oo kordhinaya tayeynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHATaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen.Odawaa Yuusuf Raage ayaa Booqasho rasmi ah oo ku aadan Xoojinta Xiriirka Milatari iyo iskaashi ee ka Dhexeeya CXDS iyo Ciidanka Turkiga ku Jooga Dalka Turkiga.

Taliyaha Xoogga ayaa kulamo la qaadan doonno Taliska Xoogga Dalka Turkiga iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Dalkaas.

Wasaaradda Gaashaandhigga JFS iyo Taliska XDS ayaa wada dadaallo Xooggan oo lagu tayeynayo CXDS , Dowladda Turkigana waxay qeyb ka tahay Dowladaha qeybta ka ah Taageeridda iyo Tayeynta CXDS

Dowladda Turkiga ayaa magaalada Muqdisho ka furtay saldhig weyn oo lagu tababaro ciidamada xoogga dalka iyadoo sidoo kale dalka Turkiga lagu soo tababaray saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida.

wadahadlay tayeynta ciidamada xoogga dalka.
wadahadlay tayeynta ciidamada xoogga dalka.