BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka  Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara, kuwaas oo ka shaqaynaya isku duba ridka Mashaariicda xalka loogu raadinayo ka hortaga fatahaadaha wabiga Shabeelle.

Guddigaan oo ka kooban 9-xubnod loo xilsaaray mashaariicda io xalalka waara si dhammaan deegaanada mamaulka Hirshabelle ay qiimeyn ugu sameeyaan isla markaana ay soo sheegaan deegaanada u baahan in mashaariic laga hirgeliyo.

9-xubnood ee guddigaan ayaa u badan wasaarado waxaana la faray in aywaajibaadkooda u gutaan si hufnaani ku dheehantahay,waana markii ugu horeeysay oo madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Ware uu magaacbo guddi heerkaan oo kala ah.