Wararka naga soo gaaraya magaalada Moqdisho ayaa sheegaya inuu qarax dhacay.

Qarax Ayaa ka dhacay inta udhexeeyso inta udhaxaysa isgoyska  Banaadir iyo Digfeer.

Ilaa haatan lama xaqiijin qasaaraha dhabtaa ee qaraxaas ka dhashay.

Wixii faah faahin ah dib ayaan kasoo sheegi doonaa.