MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

11 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 61
> Somaliland: 25
> Benadir: 13
> Galmudug: 8
> Puntland: 5
> Koonfur Galbeed: 8
> Jubbaland: 2

> Lab: 34
> Dhedig: 27
> Bogsasho: 26
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,513
> Bogsashada Guud: 532
> Dhimashada Guud: 85