Wasaaradda waxbarashadda oo u yeertay 20-Jaamacadood oo ku yaala Muqdisho

Wasaaradda Waxabarashada ayaa u yeertay Maamulada in kabadan 20-Jaamacadood oo ku yaala Muqdisho si loo hubiyo tayadooda waxbarasho waxaana loo diray digniin adag hadii ay xarunta Wasaaradda tagi waayaan.