Muqdisho-Ayaamaha-Madaxweynaha Maamulka  Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in uu Geeddi-socodka dib u-heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug u wakiishay wasaaradda Arrimaha gudaha  Federaalka iyo Dib u-heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Xaaf ayaa dhamaan hey’addaha kala duwan in ay sii wataan howlaha iyo waajibaadka shoqo ee saaran inta laga dhisayo maamul cusub oo bedela kan hada jira

Halkan ka Akhriso War Qoraal ah Kasoo baxay MD Xaaf.