Gaalkacyo-Ayaamaha-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Degmada Gaalkacyo iyo ku xigeenkiisa.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale kala direy  golihii  deegaanka Degmadda Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Hoos ka aqriso