Cabdi Barre Jibriil oo ah Xildhibaan hore  ayaa shaaca ka qaaday wax yaabaha soo cel-celiya qaraxyada iyo weerarada Al Shabaab ay ka fuliyaan  magaalada muqdisho, isagoo ku eedeyay hay’adaha fulinta ee dowlada oo loo dhiibay dad aan aqoonteda laheyn.

Xildhibaankan hore ee Cabdi Barre Jibriil ayaa sidoo kale madaxda ugu sareysa dalka ku eedeyay iney ka gaabiyen shaqadii loo doortay, taa badelkedana ay waqtiga ugu badan ku bixiyaan safarada wadamada caalamka isla markaana ay Shabaab ay Helen fursad ku qaadaan Weerar.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: