Muqdisho-Ayaamaha-Xilhibaan Shaacir Sheegow oo kamid ah Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug kana soo galay dhinaca Ahlusunna ayaa ku dhawaaqay in uu Xubinimadii Baarlamaan iska casiley.

Xildhibaanka ayaa sheegay in sababo isaga u gaar ah uu isaga casilay Xubinimadii Baarlamaanka Galmudug.

Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayuu sheegay in uu u gudbiyey is casilaada.

Beesha uu ku metelayey kursiga Baarlamaanka Galmudug uu u gudbiyey is casilaada kana aqbaleen,isla markaana ay kursigaas u xusheen Nin uu Magaciisa ku sheegay Axmed Yuusuf Maxamed.

Hoos Ka Akhriso Warqada is casilaada.