MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanadda Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berito ah waxaa ay kulan ku yeelan doonaan xarruuntooda KMG ah ee Villa Hargeysa.

Agendaha kulan xildhibaanada Golaha shacabka ayaa kala ah

1. Sii Wadida Dib u eegista Miisaaniyadda 2020 oo dib u eegis lagu sameyna iyadoo xildhibaanda ay wax ka bedel ku sameyn doonan miisaaniyada 2020.

2. Ka Doodis iyo u Codeyn Wax Ka Badalka Sharci Num 75 Qodobkiisa 10aad ee Muda Xileedka Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka.