MUQDISHO-AYAAMAHA-Xisbiga Wadajir ee uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ugu baaqay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka in ay is casilaan, maadaama ay ku fashilmeen masuuliyadii loo igmaday.

Hoos ka aqriso qoraalka Xisbiga