Ilo muhiim ah oo lagu kalsoon karo ayaa sheegaya ayaa ayaa sheegaya in Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliyeed ay diyaarinayaan Mooshin ka dhan Ah R/wasare dalka.

Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inuu wajahayo eedeymo ku aadan ku tagrifal awoodeed iyo lunsasho Lacagaha Qaranka.

Waa markii ugu horeysay R/wasaare Kheyre la geeyo Mooshin lagu diidan yahay Baarlamaanka Golaha Shacabka.

Sida aan xogta kuhelnay waxaa lasheegayaa in Lacago badan lagu bixinayo sidii lagu tuuri lahaa Xasan Kheyre oo Saaxiib siyaasada ah iyo mid sokeeye la ah Madaxweynaha Dalka mudane Farmaajo.