27.6 C
Mogadishu
Tags AXMED MADOOBE

Tag: AXMED MADOOBE

Madaxweynaha Jubbaland oo laga dalbaday in uu shaaciyo liiska Musharixiinta Aqalka Sare

KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga doorasha dowlad goboleed Jubbaland ayaa u gudbiyay codsi qoraal ah Madaxweynaha Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam kaas oo ay kaga codsanayaan inuu guddiga usoo...

Axmed Madoobe oo hambalyo Ciida u diray Bulshada Jubbaland.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa munaasabadda ciidda awgeed hambalyo u diray dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaanna kuwa Soomaaliyeed meel...
- Advertisment -

Most Read

Sareere Guud Bashiir Goobe oo Wasiir dowle lagu sasabay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe)...

DEG DEG:- Ahlusunna oo dib ula wareegtay goobihii saaka laga saaray iyo saldhiga Degmada oo…

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamadda Dowladda ayaa la wareegay Saldhigga Degmadda Guriceel iyo Xarunta degmadda, waxaana hadda la arkayaa Gaadiidkooda dagaalka oo wadada laamiga dhexmaraya. Dhanka kale waxaa wali...

Mukhtaar Rooboow oo markii ugu horreysay wareysi xasaasi ah banaanka keenay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo markii ugu horeesay wareysi bixiyay tan iyo markii dhamaadka sanadkii 2018-kii laga soo xiray magaalada Baydhabo ayaa...

Hogaamiyihii Al-Qaacida ee Suuriya oo duqeyn lagu dilay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Mareykanka ayaa dilay hogaamiyihii sare ee Al-Qaacida Cabdul Xamiid Al-Matar kadib duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Siiriya, sida uu sheegay afhayeenka taliska dhexe...