30.9 C
Mogadishu

Maqaallada

Mareykanka oo ka walaacsan ciidamada Shiinaha ee saldhigga ku leh Djibouti.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas'uul sare oo Mareykan ah ayaa warbaahinta u sheegay in si dhow ay ula socdaan dhaqdhaqaaqa joogitaanka ciidamada Shiinaha ee Jabuuti. Mas’uulka ayaa intaas ku...

Wararkii ugu dambeeyey dagaal maalintii afaraad ka socda Laascaanood.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka ka socdo magaalada Laascaanood ee xartunta gobolka Sool ayaa galay maalintii afaraad oo xiriir ah, waxaana markale uu dagaalka dib uga bilowday qaybo...

SOOOMAALIYA RAGGA IYO DUMARKA MIDKEE BADAN.

Warbixin sannadeedka loo yaqaanno ‘CIA World Factbook’ ee wakaaladda sirdoonka Maraykanku sannad kasta ku soo bandhigto, xogaha ay ka soo ururiso dhammaan dalalka dunida,...

Waa maxay saddexda caqabadood ee daraasadan shaaca ka qaaday?

''Soomaaliya kama dhacin dib-u doorasho''. Waxaa qoray Maxamed Cabdiraxman oo ah arday barta siyaasadda. Cilmi baaristan ayaa soo bandhigayso saddex  caqabad kuwaaso hortagan in dib...

Taxanaha doorashooyinka soomaaliya 1960-kii ilaa 15-kii maayo 2022.

Doorashooyin kala xilli ah oo kala marxalado ah  ayaa lagu qabtay soomaaliya      Intii  u dhaxeeysay sanadahii 6-dii luuliyo 1960-kiii   ilaa  15-kii maayo...

awood qeybsiga 4.5-ta iyo doorasho qof iyo cod ah !

Waxii ka dambeyaay markii uu gumeysigu ka tagay geyigga somaliyeed Modeelka awood qeysiga dalka waxuu ku saleysanaa qaacidada 4.5-ta oo ah Nidaam awood qeybsi...

Maxkamadeynta Rag lagu Tuhunsan yahay dilka Sakariye & Sowdo oo bilaabatay

MUQDISHU-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah  billowday dhageysiga dacwadda kiiska dilka ahaa ee loo geystay Sakariya iyo Sowdo...

Maalinta degaanka Adduunka oo caalamka laga xusay

Maanta oo kale Shanta bisha June ayaa waxaa caalamka laga xusaa maalinta degaanka Adduunka (World Environment day), iyadoo dal waliba uu ka hadlo dhibaatooyinka...

Maydka Labo Gobdhood Oo Dhallinyaro Ahaa oo La Keenay Magaalada Garoowe

GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa ku geeriyooday Deegaanka Biyo-cadde oo jihada bari ka xiga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland labo gabdhood oo dhallinyaro ahaa kadib markii ay liqday...

Ciidamada DANAB Saameyn Maku Yeelan Doonan Bixitaanka Mareykanka Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar cusub oo ka soo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa lagu sheegay in askartooda ka baxaya Soomaaliya ay ku sii sugnaan doonaan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan