Diyaaradaha dagaalka F-16 oo duqeyn ka fuliyay duleedka Baydhaba
Baydhabo-Ayaamaha.com Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in goordhow duqeyn diyaaradeed ay ka dhacday bannaanka magaalada, halkaas oo ay howlgal ka fuliyeen...
Ammaanka Baydhaba oo la adkeeyay iyo diyaarado la kiciyay
Badhabo-Ayaamaha.com Ammaanka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa si weyn loo adkeeyay, halkaas oo lagu wado inay ka dhacdo munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha cusub...
Hadal Culus: Xasan Sheekh Oo Caddeeyay Arrinta Somaliland iyo Israel
Muqdisho-Ayaamaha.com Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale cambaareeyay xirriirka Jamhuuriyadda gooni isutaageeda ku dhaawaqday ee Somaliland iyo Israa’iil.
Khudbad uu xalay ka jeediyay munaasabadda...
Sheekh Shariif oo ka tacsiyeeyay geerida Imaam Maxamed Yuusuf Cali
Muqdisho-Ayaamaha.comQoraal uu soo saaray madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif ayuu tacsi ugu diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, isagoo sheegay in...
Xasan Sheekh oo Eedeymo Culus U Jeediyey Deni, Shaaciyey Arrimo uu Puntland Ka Hor-Istaagay
Musdisho-Ayaamaha.com Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo maamulka Puntland. Madaxweynaha ayaa...
Kala Qaybsanaan Siyaasadeed oo Ka Dhex Taagan Hoggaanka Maamulka Waqooyi Galbeed
Hargeysa-Ayaamaha.com Hadallada adag ay is dhaafsadeen Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Galbeed, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro iyo Hoggaamiyihii uu xilkaan kala wareegay, Muuse Biixi Cabdi ayaa...
Maydka Hoggaamiyihii Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei oo la marinayo dhowr magaalo kaddibna la aasayo
Maydka Hoggaamiyihii Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei ayaa lagu wadaa in 9ka Bishaan la aaso balse waxaa jira maalmo ka billaabanaya berri oo ah 4ta...
Imaam Maxamed Yuusuf oo ku dhintay Dalka Hindiya
Dalka Hindiya waxaa ku geeriyooday allaha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf oo kamid ahaa Dhaqanka Soomaaliyeed kuwooda ugu waa weyn, marxuumka oo arrimo caafimaad...
Talyaaniga oo Soomaaliya ka gacansiinaya tababarka Ciidamada Booliiska
Muqdisho-Ayaamaha.com Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa maanta kala saxiixday heshiis Xukuumadda Rome ay ku gacansiinayso dhiggeeda Muqdisho iyada oo u tababarayso Ciidamada Booliiska sida...
Mamulka Gobolka Banaadir oo qaaday Tallaabo farxad galisay shacabka Muqdisho
Muqdiso-ayaamaha.com-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo maanta khamiis ah guddoomiyay shir muhiim ah oo ka dhacay Aqalka Dowladda...



















