28.9 C
Mogadishu

Wararka

Xildhibaan Fowsiya oo ka shiftay qorshe Xasan Sheekh iyo madasha wadatashiga ay ka codsadeen.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Fowsiyo Yusuf Haji Adami oo shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in aanay ka tanaasuleyn kursiga Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ay u...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyaga oo kulankooda diiradda ku saaray xoojinta xiriirka qotoda dheer ee...

Afhayeenka ciidanka Israa’iil oo si layaab leh u qirtay inaysan suragal ahayn in la...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka ciidanka Israa’iil, Daniel Hagari ayaa caawa si layaab leh u qirtay inaysan suragal ahayn Israa’iil inay burburiso oo meesha ka saarto Xamaas ,...

DEG DEG:- Labo xildhibaan oo hadda lagu afduubtay Magaalada Nairobi.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur iyo Xildhibaan Axmed Cabdi koshin oo katirsan Baarlamaanka JFS ayaa goordhow lagu afduubtay Magaalada Nairobi. Xildhibaanadaan oo aad u dhaliili jiray...

Markab ay dhowaan duqeeyeen Xuutiyiinta Yemen oo ku quusay Xeebaha Eritrea

Muqdisho-Ayaamaha-Markabka M/V Tutor, oo Xuutiyiinta ay la beegsadeen weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn 12 bishan June ayaa hadda lagu warramaya inuu si dhammeystiran ugu...

Guusha Xasan Sheekh ee kamid noqoshada Somalia ee dallada bulshada Bariga Afrika.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda dalalka East African Community ayaa maanta ku kulmaya magaalada Caruusha ee waddanka Tanzania. Shirkaan waa kii 23-aad ee heerka madaxda sare ee ururkaan. Wafdi...

Madaxweyne Deni oo ugu dambeyn ogolaaday in wadahadal uu la galo Mucaaradka kasoo horjeeda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa markiisii u horeysay shaaciyay inuu diyaar u yahay inuu la garnaqsado mucaaradkiisa diidan hanaanka doorashada maamulkaasi uu...

Maxaa looga hadlay Shirka Guddiga Amniga Qaran oo ka dhacay Villa Somalia?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran oo Maanta ka qabsoomay...

Mareykanka oo ka walaacsan ciidamada Shiinaha ee saldhigga ku leh Djibouti.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas'uul sare oo Mareykan ah ayaa warbaahinta u sheegay in si dhow ay ula socdaan dhaqdhaqaaqa joogitaanka ciidamada Shiinaha ee Jabuuti. Mas’uulka ayaa intaas ku...

Jamhuuriyada oo wada mooshin xilka looga xayuubinayo Biden

MUQDISHO_AYAAMAHA- Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka Kevin McCarthy ayaa Talaadadii shalay shaaciyay, in aqalku uu billaabayo baaritaan xilka lagaga xayuubinayo madaxweyne Joe Biden. Dadka ka faallooda arrimaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan