26.4 C
Mogadishu

Arrimha Bulshada

Nin xaaskiisa oo furriin ka dalbatay darteed u laayey qoyskiisa oo dhan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska dalka Mareykanka ayaa sheegay nin 42 jir ah oo ku noolaa gobolka Utah ee dalka Mareykanka xaaskiisa oo furriin ka dalbatay darteed inuu...

Xaruun caafimaad oo laga dhagax dhigay Degmada Feerfer.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka degmada Ferfer ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa dhagax dhigay Xarunta caafimaadka degmada Ferfer ee gobolka Shabeelle oo lagu sameynayo dayactir iyo dib u...

Maxamed Shariif waxaa uu kamid yahay qaar badan oo tusaale u ah dhallinyarada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nolashada shaqo la'aanta ah ee ka jirta dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa mararka qaar waxaa la kulmi kartaa waxyaabo kala duwan oo...

Muxuu yahay markabka ay saaran yihiin 800 oo qof oo qaba xanuunka Covid-19?

Markab raaxada ee qaada dadka fasaxa ah oo siday ilaa 800 oo rakaab ah oo qaba xanuunka Covid-19 ayaa ku soo xirtay magaalada Sydney...

Sharuud lagu soo rogay ajaanibta caashaqa Gabdhaha Falastiiniyiinta ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shisheeyaha tagaya Falastiin, ayaa laga dalbadey iney iska diidaan galiyaan wasaaradda gaashaandhigga Israa’iil, haddii uu jacayl dhex maro mid kamid ah falastiiniyiinta ku nool...

Weligaa qof dumar ah ha weydiin su’aalahan!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaad hor taagan tahay qof dumar ah laga yaabee inay tahay qaraabo, ama inaad markaasi is aragtan waxaa laga yaabaa inaad dooneyso inaad su'aal...

Nin ciil dartiis u gubay qabriga soddohdiis hore

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin u dhashay dalka Pakistan ayaa la sheegay in magaalada Layyah, ee gobolka Punjab ku gubay qabriga soddohdiis hore oo geeriyootay 25 sano kahor. Ninkan...

QM oo sheegtay in 1.5 milyan oo carruur Somali ah soo food saartay nafaqo-xumo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ka timid Sanduuqa...

Lix arrimood oo guusha u horseeday ninka adduunka ugu taajirsan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Elon Musk ayaa haatan noqday ninka ugu taajirsan adduunka, isaga oo koobka ka qaaday aasaasaha Amazon Jeff Bezos. Maamulaha Tesla iyo SpaceX ayaa hantidiisa lagu...

DAAWO:- Feeryahan caan ah oo nin ku dhex feeray diyaarad.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Feeryahankii hore ee tartanka miisaanka culus Mike Tyson ayaa nin rakaab ahaa ku dhex feeray diyaarad kadib markii uu ninkaas kuu tuuray caagad biyo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan