29.9 C
Mogadishu

Ciyaaraha

Man uniteed guushii labaad gartay ee horyaalka premier league

Goolkii cajiibka ahaa ee uu Bruno Fernandes dhaliyay qaybtii danbe ee ciyaarta ayaa Manchester United u sahashay in ay guul ka gaadho Southampton oo...

QM oo sheegtay in 1.5 milyan oo carruur Somali ah soo food saartay nafaqo-xumo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ka timid Sanduuqa...

Madaxweyne Farmaajo Oo U Hambalyeeyey Xulka Gobolka Banaadir.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daqiiqado yar kaddib markii ay ciyaartu dhammaatay u hambalyeeyay xulka Gobolka Banaadir ee ku guuleystay tartankii xiisaha badnaa. "Hambalyo Xulka...

Ciyaartoyda Gobolka Banaadir Oo Guul Ka Gaartay Ciyaartii Galabta.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah wada cayaaray xulalka kubadda...

Waa Kuma Ciyaaryahanka Guusha U Soo Hoyiyay Galmudug?.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cayaaraha Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maraya nus dhamaadka, waxaana galabta wada ciyaaraya gobollada Banaadir iyo Koonfur Galbeed. Kooxda maanta soo badisa ayaa waxay...

Yaa ku guuleysan doono koobka tartanka kubadda cagta Degmooyinka gobolka banaadir?

Galabta waxaa la filayaa inay garoonka Eng.yariisoow ay isku wajahaan ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka banaadir oo ay isagu...

Saciid Deni oo Beesha Caalamka la wadaagay aragtidiisa ku aadan xalka doorashada

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo...

Ceynte oo jawaab kulul ka bixiyey hadalladii Gedo ee naceybka iyo banneysiga dhiigga muslimka

Qeybo ka mid ah gobolka Gedo waxaa maanta ka dhacay banaanbax uu soo abaabulay maamulka taabacsan dowladda federaalka, kaas oo lagu taageerayey madaxweyne Farmaajo,...

Laba sabab oo Farmaajo ‘ku qasbeysa inuu ka aamuso’ qaraxii ka dhacay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, inta aan la dooran, waxa uu ahaa qof aad u dhaliila madaxda dowladda Soomaaliya ee cambaareysa weerarada Al-Shabaab ee...

Tyson dagaalkii soo laabashada wuxuu ku dhamaaday barbaro kulankii Roy Jones

Mike Tyson oo ku soo laabtay feerka isagoo jira 54 sano ayaa ku dhamaaday barbaro 51-sano jir ah Roy Jones Jr. Sabtidii kulan sideed...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan