Monday, April 22, 2019

WARARKA MAANTA

Puntland: Maxkamad xukun ku riday Sarkaal lagu eedeeyey musuq maasuq.

Maanta gelinkii ndambe ayaa Maxkamada Darajada 1aad ee gobolka Bari Puntland ayaa waxa ay xukun ku...

AMISOM oo ka hadashay sawir aad loo hadal hayo oo Baraha Bulshada qabsaday

AMISOM ayaa ka hadashay sawir labadii maalmood ee la soo dhaafay aad loogu hadal hayey baraha...

Xaalada Amaan ee magaalada Beledweyne oo laga deyrinayo iyo falal Naxdin leh Oo Ka dhacay.

Beledweyne-(Ayaamaha)-Iyadoo mudooyinkii danbe deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ay ka taagnaayeen arimo iskugu jira aanooyin qabiil...

War Murtiyeed laga soo saaray shirkii Nairobi ku yeesheen Siyaasiyiinta & Xisbiyada Mucaaradka

Muqdisho-(Ayaamaha)-Waxaa soo geba-gaboobay,isla markaana Warmurtiyeed laga soo saarey shir ay Magalada Nairobi ee dalka Kenya ku...

Soomaaliya oo markale taageertay sharciyadda Falastiin ee samaysashada dowlad madax banaan.

Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa shirguddoomiyay kulanka gaarka ah ee Golaha...

Farmaajo oo Masar Kaga qayb-gelaya Shirka Midowga Afrika ee Xaaladda Dalka Suudaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka...

Xildhibaan ku lug yeeshay Hub & Bambooyin la qabtay

Muqdisho-(Ayaamaha)-Ciidamada amniga  Somalia ayaa la sheegay iney magaalada Muqdisho ku qabteen hub ay ku jireen waxyaabo...

Siyaasiyiin iyo Xildhibaano Mucaarad ah Oo shir uga furmay Nairobi (Daawo Sawirada)

Muqdisho-(Ayaamaha)-Siyaasiyiin horay xilal u soo qabtay, Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka, Madaxda qaar...

(Arin layaab leh) Bajaajle loo dilay Shan kun oo Shilin Soomaali ah.

Afgooye-(Ayaamaha)-Wararka naga soo gaaraya Degaanka Buulo-Mareer ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in xalay Askeri ka...

Halkee Lagu Maxkamadeynayaa Wariye C/Maalik Muuse Coldoon Oo Ku Xiran Magaalada Hargeysa?

Waxaa wali Maxkamad lasoo taagin Wariye Cabdi Maalik Coldoon oo dhawaan Ciidamada Soomaaliland kasoo xireen Magaalada...

Dowlada Soomaaliya oo Gaadiid ku wareejisay qaar kamid ah maamul goboleedyada (Daawo Sawirada)

Muqdisho-(Ayaamaha)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta dhowr gaadiid ku wareejiyay qaar...

QM oo billaabayso Inay dib U siiso Mushaarka Ciidanka Kenya ee kusugan somaaliya.

Qaramadda Midoobay ayaa dib u billowday bixinta mushaaraadka Ciidanka Kenya ee qaybta ka ah Howlgalka Nabad...

NEWS IN ENGLISH

XULASHO

MAQAALLADA

Macallimiinta Soomaaliyeed Oo Ka Cabanaya Dhaqaale Darro Iyo Manhaj La’aan

Sanad walba waxaa dunida la xusaa maalinta macalimiinta iyadoo loo asteeyay maalin u gooni ah macalinka, Soomaaliya ayaa ka mid ah waddamada...

CAYAARAHA

Qorshaha Barcelona: Keenista Griezmann waxay ku xiran tahay bixitaanka Coutinho

Shabakada L’Equipe ayaa qortay in kooxda Barcelona xagaagan soo qaadan doono xidiga reer France iyo kooxda Atletico Madrid Antoine Griezmann oo niyad jab ka qaaday in kooxdiisa...

Muxuu ka yiri Garsoorihii dhex-dhexaadinayay kulankii El Clásico RABSHADII dhex martay xidigaha Messi iyo Ramos???

Garsoore Alberto Undiano Mallenco ayaa aamisan in Lionel Messi uu isaga isku tuuray dhulka, kadib markii uu matalay in ay ku dhacday gacanta Sergio...

Ciyaaryahan Xaakim Al Carabi oo u dhashay dalka Baxreyn kuna xirnaa xabsi kuyaala dalka Thailand ayaa damaanad lagu sii daayay, waxa uuna mudo kadib...

Ciyaaryahan Xaakim Al Carabi oo u dhashay dalka Baxreyn kuna xirnaa xabsi kuyaala dalka Thailand ayaa damaanad lagu sii daayay, waxa uuna mudo kadib...
error: Content is protected !!