Sacuudiga oo xoojinaya saameyntiisa Burkina Faso, kadib go’aankii lagu jaray xiriirkii Faransiiska
Dowladda Sacuudiga ayaa billaawday dadaallo ay ku badaleyso Faransiiska oo laga eryay joogitaankiisa dalka Burkina Faso oo kamid ah wadamada kheyraadka leh ee ku...
ICC oo laga codsaday inay baarto Mas’uuliyiin Soomaali ah oo lagu eedeeyay Xasuqii...
Muqdisho-Ayaamaha.com Ururo Ilaaliya Xuquuqda Aadanaha iyo Sharciyaqaano Caalami ah ayaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyada ICC ka codsaday inay baarto Mas’uuliyiin sare oo ay...
Gabdho loo haystay Dab ay ku dhinteen 16 qof oo maxkamad lasoo takay
Siddeed Gabdhood oo dhigata Dugsiga Gabdhaha Utumishi Girls Academy ee Dalka Kenya lana horgeeyay Maxkamad ayaa iska fogeeyay in ay ku lug lahaayeen kiiskaas...
Ukraine oo sheegtay in ay ixtiraameyso madaxbannaanida Soomaaliya
Ukraine ayaa hambalyo u soo dirtay Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya munaasabadda maalinta xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya.
Qoraal ay dowladda Ukraine soo saartay ayay...
FBI oo sheegtay in gacanta ku dhigtay Nin baxsad ah kuna eedeysan in uu...
Hay’adda Baarista Federaalka Maraykanka ee FBI ayaa soo bandhigtay sawirka Ibrahim Khaldoon Hilmi oo ku eedeysay in uu kamid ahaa koox lacago si sharci...
Faah-faahinta Qarax ka dhacay Dalka Qatar.
Ugu yaraan 13 qof ayaa ku geeriyooday, dhowr iyo toban kalena way ku dhaawacmeen kadib markii qarax xooggan uu ka dhacay xarunta ugu weyn...
Dowladda FS oo war kasoo saartay is fahmka laga gaaray Dagalka Bariga dhaxe
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay isfahamka dhexmaray Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan, iyadoo ku tilmaantay tallaabo muhiim...
Trump Claims Ongoing Talks as Iran Strikes Central Israel
Mogadishu-Ayaamaha-U.S. President Donald Trump has asserted that negotiations with Iran are underway, even as Tehran launched a fresh wave of missile attacks targeting central...
AN EMBASSY UNDER SCRUTINY: EXPANDING ALLEGATIONS SURROUND SOMALIA’S AMBASSADOR TO TURKEY
Over the past two decades, Turkey-Somalia relations have evolved into one of the most profound and multifaceted strategic partnerships in the Horn of Africa...
Safiirka Soomaaliya ee Tanzania oo waraaqaha aqoonsiga danjirnimo u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Congo
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania iyo Urur Goboleedka Bariga Afrika (EAC), Ilyas Cali Xasan, ayaa maanta si rasmi ah nuqul ka...



















