DH/MAREEB-AYAAMAHA=Xoogagga Ahlu-Sunna ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo ku aaddanaa in ay diideen in ay wada hadala la furaan Dowaldda dhexe iyo Maamulka Galmudug,...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxaa ay ka hadashay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee u dhexeeya Milleteriga Somaliland iyo dadka degaankaasi dega.
Dowladda...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa Wararkii ugu dambeeyey waxaa ay sheegayaan in saaka aroortii hore uu dagaal culus dib uga...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeelanayaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.
Guddoonka...