24.9 C
Mogadishu
Tags Doorashooyinka

Tag: doorashooyinka

XOG laga helay safarka Cali Guudlaawe ee Degmada Cadale

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiinta degmada iyo Bulshada deegaanka. Guudlaawe...

Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa maanta  kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta...
- Advertisment -

Most Read

Dilka ‘Madixii Sirdoonka Al-shabaab’ ee Koonfurta iyo bartamaha oo la shaaciyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Howgallo iyo duqeymo ka dhan ah dagaalamaayasha AL-Shabaab oo maalmihii lasoo dhaafay ay sheegtay inay ka fulisay...

Ururka Bariga Afrika oo bilaabaya xaqiijinta hanaanka Soomaaliya ay ugu biiri karto

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ururka bariga Afrika ee EAC ayaa lagu wadaa in si rasmi ah uu bilaabo hannaanka lagu xaqiijinayo in Soomaaliya ay diyaar u tahay inay...

Jarmalka oo qaaday tallaabo si weyn uga ka caraysiin karto Dowladda Ruushka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Jarmalka ayaa ogalaatay inay Ukraine siiso hubka culus ee dalkeeda lagu sameeyo gaar ahaan Taangiyada casriga ah ee Leopard 2, kaas oo todobaadyadii...

Dhagaysiga 4-aad ee kiiska Cabadalla Muumin oo sababo darteed loo baajiyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kiiskii dacwadda loo haystay xoghayha SJS, Cabdalla Axmed Muumin ee ka socotay maxkmadda gobalka Banaadir oo balansanaa maalinta berri oo Khamiis ah 26/01/2023 ayaa...