MUQDISHO_AYAAMAHA– Magaalada Baladweyne waxaa ka socda dibadbax ay dhigayaan beesha Jareerweyne, oo kasoo horjeeda xariga loo geystay General Sheegow.

Beesha ayaa banaanbaxyo kala duwan ka samayeeyay magaalada caasimadaa ee muqdisho ayadoona ay ciidamada dowladu ka hortageen banaanbaxyaasha

Sheegow ayay dowlada Somalia sheegtay in uu yahay captain hore oo ciidamada dowlada ah.