Munaasibada dabaaldaga sanad guuradii 17aad Ee aas aaska galmudug oo xalay dhuusamareeb ka qabsoomtay

Munaasibada dabbaal-daga sanad guuradii 17aad Ee aas aaska maamulka galmudug ayaa xalay  ka qabsoomtay magaalada dhuusamareeb Ee caasimada dowlad goboledka galmudug

Munaasibadan ayaa waxaa ka qayb galay madaxweynaha JSF mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan DFS iyo Dowladda Galmudug ayaa xalay ka qayb galaya xafladda dabbaal-deggayay aasaaska Dowladda Galmudug oo 17 jirsatay.