MUQDISHO_AYAAMAHA– Magaalada caasimadaa ee muqdisho waxaa maanta laga soo sagootiyay ciidamo beelleed kuwaas oo loogu talagaly inay qay kanoqdaan ciidamada xoraynayo magaalada ceelbuur
Ceelbuur ayaa ah goobta ugu horaysa ee ish lagu hayo in dhawaan uu ka bilaaban doono dagaalka alshabaab looga saarayo galmudug
Dhanka kale ciidamada dowlada iyo dadka deegaankaas ee is abaabulay ayaa ku sii wajahan Ceelbuur iyo Galhareeri oo dhawaan xabadu la bilaaban doonto.