Dalka Britain kalkaaliso dishay 7 caruura

Dalka Britain waxa lagu helay gabar kalkaalisaa danbiga dilka 7 caruur ah gabadhaan  oo ahayd kalkaaliso  caafimaad.

Kalkaalisadaan ayaa 7 curuura dishay halka ay isku dayday inay disho 6 kale

Qoysaska toddobada caruur ah oo hadlay kaddib markii kalkaalisadan caafimaad oo magaceeda la yidhaaho Lucy Letby ayaa sheegay in doonayaan jawaabo ku saabsan sababta ay dilka u geysatay iyo sida ay ugu suurtagashay

Qoysaska qaar ayaa usheegay warbaahinta ina caruurta ay ku farxeen Markey dhasheen balse wax yar kadib ay ku war heleen geeridooda ayna u moodeen i xaqii u yimid balse booliska wadanka oo laxiriray labo sano ka dib ay u sheegeen in caruurtoda ay kalkaalisadu dishay

Hooyo dhasahy labo mataanaa oo wiilal ah ayaa sheegtay in markii ay dhasahay la dib ay aragtay dhaqaatiirta oo wiilasheeda dul dhooban mataanahaas waa la badbaadshay

Arintani ayaa saamayn taban kubyeelanaysa hay’adda caafimaadka UK ee NHS taasi oo yaraynaysa is aaminida bukaanka iyo dhaqaatiirta