Taliyaha ciidanka xoogga dalka Somaliyeed oo kormeeray furimaha hore ee dagaalka

MUQDISHO_AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Taliyaha ciidanka Janaraal Ibraahim Muxyadiin ayaa kormeeray furimaha hore iyo difaacyada ciidamada ee Magaalada Galcad isagoo kula dardaarmay in jihaadka ay Khawaarijta kula jiraan iney sii adkeeyaan.