DEGDEG:- Qarax aad u weyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO_AYAAMAHA-DEGDEG:- Qarax aad u weyn ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho .

Sida aan ka xigtay laamaha amniga gaari nuuciisu yahay Leelacalawi ayaa iyadoo ciidanka ay xabadeynayaan waxa ay gashay goob bar kontrol u ah ciidanka dowlada oo ku taala agagaarka Ifka Xalane .