Dad loo qabtay wiilkii dhalinyarada ahaa ee xalay caabudwaaq lagu dilay

MUQDISHO_AYAAMAHA-ciiidanka booliska magalada caabudwaaq ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhiigeen sadex nin oo ay sheegeen in ay ku tuhmayan dilkii tooreeyda loo adeegsaay ee xalay gudaha magalada caabudwaaq loogu geeystay allaha u naxariisteen oo ay u geesteen koox tuugo ah oo ka furatay moobelkiisii.

sida aan xogta ku helay soo qabashada 3 nin ayaa waxa iska kaashaday ciidan boolis ah oo uu hogaaminayay talliye ku xigeenka saldhigga caabudwaaq iyo xaafiiska ee caabudwaaq.

sida ay ii sheegen saraakiil booolis ah 3 Nin oo ay soo xiireen ciidanku ayaa hadda waxa ku socota baaris.