MUQDISHO_AYAAMAHA– CEELBUUR —Waxaa weli socda hawlgallada ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka ay ka wadaan deegaano ka mid ah maamul goboleedka Galmudug.
Mas’uuliyiinta dawladda ayaa sheegay inay qabsadeen Wabxo iyo Cawsweyne, balse bartilmaameedka ugu weyn uu yahay magaalooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri.
Haddaba waxaa mas’uuliyiinta hawlgalladan la socota ka mid ah Nuur Xasan Guutaale oo dawladda Soomaaliya ugu magacaaban magaalada Ceelbuur
Dowlada Somalia ayaa dadaal dheeraada ku bixinaysa sidii ay ku qabsanlahayd ceelbuur & Galhareeri ayadoona dhawaan lafilayo in ceelbuur ay soo gasho gacanta dowlada