MUQDISHO_AYAAMAHA-Agaasimihii arimaha bulshada ee Degmada Caabudwaaq Xaliimo Axmed Geel-gaaxshe ayaa iska casishay xilkii Agaasimaha,
ayadoona sheegtay inay kawayday Hadafkeedii ay u timid maamulka oo aheyd in ay bulshada si daahfuran ugu adeegto.
Maamulka Caabudwaaq oo tan iyo markuu yimid ahaa mid aan lahayn wax kor u kac ah ayaa u muuqda in Dadkii haldoorka ahaa ay ka dhex baxayaan intaysan Ku sumcad beelin.