DEG-DEG Wali Tiktok lama xirin

MUQDISHO_AYAAMAHA– Dowlada Somalia ayaa sheegtay in caawa 11:40 laxirayo hasa ahaatee App kaas Wali lama xirin ilaa hada