Dhul gariir wadanka Morocco ka dhacay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dalka Maroco dhulgariir ayaa kadhacay. Dhimashadu waa 296 qof. Dhaawac badana waa uu jirraa.

Dhul gariirkan ayaa gaystay wasaare kala duwan  wixii faah-faahin lasoco